Justin Bieber Ma ahayn in aan wax dulqaad ah u sameeyo Sawir Qaadihii I aflagaadeeyay

Justin Bieber Ma ahayn in aan wax dulqaad ah u sameeyo Sawir Qaadihii I aflagaadeeyay


Fanaanka Caanka ah ee reer Canada Justin Bieber ayaa xili uu ku sugnaa Bartamaha Magalada London Hotel ku yaala waxa kula kulmay mid ka mid ah Saxafiyiinta ka howlgala Magalada London kaa oo doonayay in uu sawir ka qaato.


Hayeeshee Fanaanka Justin ayaa aflagaadeeyay Saxafigii sawirqaadaha ahaa halkaana waxaa ka dhashay buuq hareeyay agagaarki Hotelka waxana Fanaanka justin uu ku qaylinayay erayo Xanaq ah oo afalagaado ah .


Ma ahayn in aan wax dulqaad ah u sameeyo Sawir qaadaha waayo waxa uu ahaa nin aan akhlaakhiyan aan dhisnayn wayoo hadii uu yahay nin khibrad leh waxa uu kala saari laha wax badan ayuu yiri Justin oo si caro ah u hadlayay .


Fanaanka Justin ayaa ah nin dadka wax daraasaday ku tilmaamaan nin ana deganayn oo dagaal badan hayeeshee waxaa uu mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Magaalada London

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada