Shilpa shetty waxa ay mar kasta isku daydaa in ay keento Staylka Nandita Mahtani

Shilpa shetty waxa ay mar kasta isku daydaa in ay keento Staylka Nandita Mahtani


Daraasaad la sameeyay ayaa lugu ogaaday in Actarada Bolloywoodka Dalka Hindiya Shilpa shetty ay waqti badan ku lumiso in ay keento Staylka Actarada Caankaa Nandita oo ah actarada dhanka staylka bollywoodka Caan ka noqtay .


Waxaa la sheegay in xili kasta dadaal ku bixiso in ay keento socodkeeda libiskeeda xitaa waxay ku dadaashaa ayaa la yiri in ay keeento hab dhaqankeeda sida daraasaadkaa la sameeyay lugu xaqiijiyay .


Inkastoo aysan arintaa ka hadlin Actarada Shilpa hadana waxaa dadka aadka u yaqaana Actaradaa sheegeen in actarada ay tageera u tahay Actarada Nandita islamarkaana ay jeceshahay dhaqankeeda in ay qaadato sida ay u noqoto iyada oo kale.


Tartama dhoor ah uu qabtay bollywoodka ayay actarada Nindita ka soo muuqatay waxana taa ay keentay in Taageerayaal badan ay hesho iyadoo tartan la gashay Actara Caan ah oo bollywoodka magac ku leh.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada