Daawo Muqaalka Flim Cusub ay keenen labadii wiil ee somalida ahaa oo flim gaban bulshada caalamka ka yabiyay

Daawo Muqaalka Flim Cusub ay keenen labadii wiil ee somalida ahaa oo flim gaban bulshada caalamka ka yabiyay

Labada Jilaa filinka Asad ee ah walaalaha da’da yar ee Soomaaliyeed ee lagu kala magacaabo Harun iyo Ali Mohamed ayaa filinkooda ASAD kaga qeybgalay abaalmarinta Oscars Academy award ee ah tan ugu weyn dunida , waxaana ay caruurtani ahaayeen qaxooti Soomaliyeed oo dalka South Africa ku nool laakiin jilay taariikhda saxda ah ee noloshoodii , oo ah mid ku saabsan xili ay kaluumeysan jireen balse laguq asbay inay noqdaan burcad badeed.

Riix daawo flim cajiib ah 




_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada