DAWAO VIDEO:Dhacdo Mucjiso Aduun Ah Wiil Yar oo wax jini Loo Malaynaya Weerar Ku Qadeen…

DAWAO VIDEO:Dhacdo Mucjiso Aduun Ah Wiil Yar oo wax jini Loo Malaynaya Weerar Ku Qadeen…


Wiil yar oo u dhashay dalka Jamaica ayaa sheegayana inuu jini soo weeraro. Wiilkaan ayaa sheegaya in jinka uu arkayo uu yahay wiil kaloo ay isku fasal ahaayeen oo dhintay.
Wiilkaan ayaa isagoo wareysi laga qaadayo oo muuqaal laga duubayo waxaa soo weeraray jini cidna aysan arkeyn isaga mooyee. Wiilkaan ayaa ah 11 jir, qoyska wiilkaan yar ayaa sheegaya in jinku soo tuuryeeyo. Wiilkaan ayaa sheegay inuu ka harsan waayay jinigaas reer akhiraadka ah.
Wiilkaan yar oo mudo qabay dhibaatadaas ayaa waalidiintiis waxay ka welwelsanaayeen dhibatadaas qabsatay cunogooda waxaana loo geeyay baadari kaniisadeed balse cunugii oo la jooga wadaadkii kanisadaba ayaa waxaa weeraray jinkaas. Baadaariga oo ku tufay quraan dhurwaagooda ayaa keentay in wiilka dhiibkii ka yaraado weerarkii jinka joogsado balse wiilka ayaa sheegaya inuu weli arko jinka.

Halkani Riix  Daawo Dhacdadani Mucjisada Ah





_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada