Daawo:Mudaharaad Xoogan oo looga Soo horjeedo Qaadashada Caruurta oo ka Dhacay Dalka Norway

Daawo:Mudaharaad Xoogan oo looga Soo horjeedo Qaadashada Caruurta oo ka Dhacay Dalka Norway

Mudaharaad Xoogan ayaa ka dhacay Magalaadda Trondheim ee bartamaha wadanka Norway Mudaharaadkaas ayaa ah Mid Soomaalida ku Dhaqan Dalka Norway ay fariintooda cabasho ah oo ay ka qabaan iyo sida ay uga xun yihiin qaadashadda cararuuraha iyo midab takoorka lagu sameyo dadka soomaalida ah ee ku nool dalkaan Norway.

Dadkii soo banaan baxay ayaa waxaa la hadlay Xildhibaan ka tirsan golaha degaanka Magaaladan Trondheim oo la yiraahdo Ismaaciil Muxiyadiin, wuxuuna sheegay in ay si weyn uga soo horjeedaan ficiladan aan la aqbali karin eeloo geesanayo dadka laga tirada badan yahay oo ay ku jiraan mushtamaca soomaalida xilidhibaanku 

Sidoo kale Wuxuu coddheer ku sheegay Xildhibaanka in ay qalad weyn tahay qaadashadda cararuurta laga qaadanayo waalidiin dhibaato kasoo qixisay wadankoodii isla markaana cadaalad daro tabanaya.

Mudaharaadkaan ayaa intii uu socodey waxaa goobtii banaan baxa ka hadashay haweeney soomaaliyed oo laga qaatey 3 caruura taasoo ay wajigeeda laga dareemeyey murugo iyo tiiraanyo daran.

Mudaharadayaasha ayaa socod dheer waxay ku tageen xarunta boliiska Magaaladda Trondheim waxayna siteen boorar iyo tabeelayaal ay ku muujinayaan cabashadooda iyo in ay ku filan tahay dhibaatooyinkii hore loogu geesatey.

Ugu Danbayntii Mudaharaadkaan ayaa Noqonaya Mudaharaadkii ugu weynaa ee ay soomaalida ku dhaqan Dalkaan soo abaabulaan kasoo ka dhacayInta Badan gobolada iyo bartamaha wadanka Norway.





_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada