Dib u xasuuso sidey isku ahaayeen xiddigaha reer Khan shagaashameeyadi.

Dib u xasuuso sidey isku ahaayeen xiddigaha reer Khan shagaashameeyadi.

Sedaxda jilaa ee ugu caansan reer Khan ee kala ah Aamir Khan, Shah Rukh Khan, iyo Salman Khan, waxa ka dhexeeya xiligaan xiriir dhanka tartanka ku saabsan laakiin xaalkaan ma eheyn mid lagu yaqaan sedaxdaan xidig, iyagoo ahaa kuwo wada halgama saaxibtino dheerna ay ka wada dhexeysay.


Shabinaa Khan ayaa daaha ka qaaday in ay dhacday in Aamir loosoo bandhigo filim kadibna uu diido, isagoo sheegay inuu yiri Aamir filimkaan waxaa igaga haboon Shah Rukh Khan, sidaasna waxa uu u sheegay Yash Chopra xiligaas. 
Waxa ay ahaayeen waqtigaas Aamir, King Khan iyo Salman qudhiisa saaxibo si aada isugu dhow oo aanay ka dhaxeyn tartan dhanka filimada ah , ha yeeshee waxaa hada la sheegaa in waqtigu bedelay xiriirkaas, in kastoo weli xiriir hoose jiro.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada