U Gaar Haweenka : Daawo Ninkaada Aad Jaceyl Ugu Abuuri Karto Oo La Soo Saaray

U Gaar Haweenka : Daawo Ninkaada Aad Jaceyl Ugu Abuuri Karto Oo La Soo Saaray

Gabaryaheey daawadaan mid aad laqeyso ma ah waa mid gaacntaada ku jirta oo adiga adeegsigeeda lagaa raabo , ogaaw sabarka iyo deganaanta iyo qarinta sirta ayaa ka mid ah furayaasha lagu kasbado qalbiga ninka .
Haweeneyda caqliga badan ayaa ah mida og in jaceyl la`aantaada ninkeeda aheyn in gabi ahaanba jaceylka dhamaaday oo aan dib u cusbooneysiin lagu sameyn karin balse waa mid og in muragada ku jirta qalbigeeda mid u adeegsan karta tamar xoogan oo mar kale geedka jaceylka ugu beeri karta ninkeeda halka ay guul darada iyo niyad jabka magan gali laheyd.

Hadaba su`aasha waxa ay tahay sidee qalbiga ninkeyga aan i jecleyn jaceyl ugu abuuri karaa ?.
Furayaasha ugu muhiimsan waxa ka mid ah in aad ogaato waxa uu ihtimaamka siiyo uuna u jan jeero mar waliba adiga oo kala qeyb qaadanaya , tusaale haddii uu jecel yahay balwad gaar ah sida aqrinta buugaagta u soo raadi buugaag adiga oo maktabayada aadaya oo u keen buug aad is leedahay waa uu qancinayaa .
Ogoow kala hadalka mowdoocyada uu jecel yahay waxa ay ninkaada ku qasbeysaa in dhankaada u soo janjeersado .
Sidoo kale gabaryaheey waxaad qalbiga ku haysaa in ixtiraamka iyo xariirka wanaagsan oo aad qoykiisa la yeelato iyana ay gacan ka geeysaneyso in qalbiga ninkaada kasbatid .
Waa Muhiim Fikirkaada Ku Aadan Mowduucaan , warcad. Hoyga Arimaha Qoyska.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada