Ranbir Kapoor oo Dili Rabay qof Ka Tirsan Shaqaalaha Bollywoodka Dalka Hindiya

Ranbir Kapoor oo Dili Rabay qof Ka Tirsan Shaqaalaha Bollywoodka Dalka Hindiya

Actarka Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Hindiya Ranbir Kapoor ayaa looga yeeray Maxkamad ku taala Magaalada New Dalhi maalintii shalay kidib markii lugu soo eedeeyay isku day dil uu kala kici lahaa Xubin ka tirsan Bollywoodka Dalka Hindiya .


Maxkamada ayaa lugu soo waramayaa in ay u soo dirtay Fariin la xariira kiiskaan waxana la sheegay in maxkamada loo balan sdan yahay in la soo istaajiyo bisha abriil 11 keeda hayeeshee falkaa loo haysto ayuu actarkaa ku tilmaamay mid la soo abaabulay oo aan sax ahayn sida wax loo dhigay .


Yeh Jawaani oo ah ninka dacawadaa soo oogay ayaa sheegay in Actarkaa uu si ula kac ah u risaaseeyay xili ay ku sugnaayeen Baar lugu caweeyo oo ku yaala Magaalada Mumbia sanadii 2011 kii bishoo Agust waqtigaa oo ay halkaa wada joogeen .

Dacwadaa loo haysto Actarkaa oo la filayo dhagaysigeeda in uu bilowdo bisha Apriil dhaxdeeda ayaa siyaaba kala duwan waxaa uga hadlay Actaro kala duwan waxa ayna ku tilmaameen arintaa mid aan sax ahayn maadama uu yahay Actarkaa Ranbir nin degan oo aan waxaa ka suuroobin
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada