Diidi Naaji Oo Soo Saaray Muuqaalka Heesta Lawada Sugaayay Ee Kursigaan Daawasho Wacan.

Diidi Naaji Oo Soo Saaray Muuqaalka Heesta Lawada Sugaayay Ee Kursigaan Daawasho Wacan.


Fanaanka Da,da Yar Diidi Naaji Ayaa soo saray Muuqaalka Heesta Kursigaan,waxuuna ku soo adiyay Xili Dorashada Soomaaliya ay soo dhamatay Kuna Guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud.

Diidi naaji oo ah fanaan fanka dhaxal ku helay .ayaa u soo heesay Kursiga ay isku heesteen Madaxda Badan,waloow caawa lagu kala baxay Madaxweynane Lagu doortay Magalada Muqdisho.


Muuqaalka heesta waxaa ku jiro Muuqaalo Cajiib ah oo Fnaanka iska dhigaayo kooxaha isku heestay siyaasada Soomaaliya isaga oo mar ku soo labistay Khamiis Iskana dhigaya Wadaad marna ku soo labistay Astaanka Calanka Soomaaliya ,waxuuna sidoo Kale waxuu ku hadlay lahjadaha Dadka Soomalida ay kala leeyihiin ama Gobol kasta looga hadlo.Diidi Ayaa ah Fanaan sida abhiis Wadani U ah waxuuna qaday Dhowr hees oo wadani ah iyo sido kale heesaha Dhalinyarada ay ku ciyaraan ama ku boodboodaan.

Fanaanka Da’da Yar Diidi Naaji Ayaa soo saray Muuqaalka Heesta Kursigaan,waxuuna ku soo adiyay Xili Dorashada Soomaaliya ay soo dhamatay Kuna Guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud.

Diidi naaji oo ah fanaan fanka dhaxal ku helay .ayaa u soo heesay Kursiga ay isku heesteen Madaxda Badan,waloow caawa lagu kala baxay Madaxweynane Lagu doortay Magalada Muqdisho.

Muuqaalka heesta waxaa ku jiro Muuqaalo Cajiib ah oo Fnaanka iska dhigaayo kooxaha isku heestay siyaasada Soomaaliya isaga oo mar ku soo labistay Khamiis Iskana dhigaya Wadaad marna ku soo labistay Astaanka Calanka Soomaaliya ,waxuuna sidoo Kale waxuu ku hadlay lahjadaha Dadka Soomalida ay kala leeyihiin ama Gobol kasta looga hadlo.







_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada