Fanaanada Saynab Laba Dhagax Iyo Atariishada Preity Zinta oo Meelo Badan Iskaga Eg

Fanaanada Saynab Laba Dhagax Iyo Atariishada Preity Zinta oo Meelo Badan Iskaga Eg


Baaritaan uu sameeyay Webka warcad.com ayuu ku soo ogadaay in Fananada Codka macaan Saynab Labadhagax iyo Atariishada Canka ah Preity Zinta ay iskaga egyihiin meelo badan .


Meelaha ay iska shabahaan fananadaan iyo Atariishadaan waxaa kow ka ah daamanka oo ay ku leeyihiin calamada tushta ah oo badna soo baxdo marka ay qoslayaan .


Sido kale waxaa intaas sii dheer oo ay layihiin fananadaan iyo Atariishadan dhoola cadayn iyo furfurnaan soo jiita inta badan dadka gaar ahaan raga oo jacel calamada tushta ay daanka ku leeyihiin.

Ugu danbeentii Saynab labadhagax ayaa ah fanaanad aad u cod macaan lehna taageero badan ,waxayna fanka ku soo biirtay sida ay waraysiyo badan ku Cadaysay sanaddii 1995 markaas oo ay soo sartay Albumkeedi ugu horeyay.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada