Priyanka Chopra oo qaadday heesteedii ugu horeysay ebed

Priyanka Chopra oo qaadday heesteedii ugu horeysay ebed


Xiddigada caanka ah ee reer Bollywood Priyanka Chopra ayaa soo saartay hees ay iyada leedahay oo ay ku qaadayso codkeeda, Priyanka ayaa ah Jilaa horeyna u sameyn jirtay filimaad iyadoo ay hore u qaadin hees ay ku qaadeyso codkeeda laakiin ay hoos ka jili jirtay.

Heestan oo ayaa qeyb ka ah filim ay Priyanka dhigtay oo loogu magac daray Shootout at Wadala waxaana lasii deyn doonaa 1 May ee sanadkaan 2013.







_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada