Fanaanka Ahmed Rasta oo la ogaaday in uu xaday Styalka Fanaanka Gulled Ahmed

Fanaanka Ahmed Rasta oo la ogaaday in uu xaday Styalka Fanaanka Gulled Ahmed


Daraasaad uu sameeyay Webka Filimsheeg ayuu ku soo ogadaay in Fanaanka caanka ah ee Ahmed Rasta uu yahay nin sataylka fanaanka Gulled Ahmed oo kale isku ekeesiiya .


Warbixinta oo ah mid dhinacya badan taabanaysa waxaa tusaale u soo qaadan karnaa Fanaanka Ahmed Rasta in uu yahay nin marka la fiiriyo staylkiisa aan laga aqoon kan Gulled Ahmed sida Koofiyada iyo labiska .


Waxaa jirtay in dhawaan Fanaanka Rasto uu xaaskiisa Yaasmiin u soo qaaday hees Cusub waxa ayna heestaa ku bilaabtay Fanaanka Ahmed Rasta oo ciyaraya Pool waxaana muuqaalkaas poolka ku bilabanayo horay u samayay Fanaanka Gulled Ahmed .


Gulled  ayaa samayay sanad ka hor muuqaaka Heesta Bal Maxay Indhuhu waxay ku bilabanaysa fanaanka Gulled oo ciyaarayo pool isaga iyo waliba dhalin yari kale asaxaab yihiin.


Dadka fanka xiiseeyo ayaa sheegay in fanaaniinta North America badanaa ay xadaan qaabka Gulled Ahmed uu caanka ku yahay tusaala ahaan labiska koofiyada kaaboyda iyo waliba oo kiyalaha oo ah dhamaantood kuwa lagu bartay Fanaanka Gulled Ahmed





_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada