Fanaanka Ahmed Rasta oo Xaskiisa Yasmiin Hees Muuqaal ah U Soo Sameeyay

Fanaanka Ahmed Rasta oo Xaskiisa Yasmiin Hees Muuqaal ah U Soo Sameeyay


Fanaanka lagu naanayso Amiirka Codka Ahmed Rasta ayaa u soo samayay hees muuqaal ah xaskiisa Yasmiin oo dhawaan u dhashay Cunuga.

Ahmed Rasta ayaa ah fanaan inta badan aan jaclayn in uu sameeyo heesaha muuqaalka ah waloow markaan is celin wayay madaama xaaskiisa uu jacelyahay u soo samayay hees dad badan soo jiidatay.

Muuqaalka quruxda badan Rasta waxaa u farsamayay soona saaray Studio Somali Vip uu maamulaha ka yahay Ahmed Ugaaska oo ah shaqsi fanka North America wax badan ka qabtay.

Ahmed Rasta ayaa wado cusub u furay dhalinyarada fanka ku cusub waana fanaankii ugu horayay oo dhalinyaro ah oo xaaskiisa hees muuqaal ah u soo samayay.

Muuqaalka heesta waxaa ku dhax arkaysaa Ahmed Rasta oo qof dumar ah siinayo ubax gaduudan mana la xaqiijin karo qofta ubaxa iyo hadiyadaha la siinaayo in ay tahay xaaska Ahmed rasta iyo in ay tahay gabar muuqaalka la jilaysay.



_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada