Fanaanka Ne-Yo oo qariyay in uu guursaday

Fanaanka Ne-Yo oo qariyay in uu guursaday


Fanaanka Ne_Yo waxa uu ka mid yahay Fanaaniinta caanka ah maraykanka hayeeshee muda laba sano laga joogo ayaa ka soo waregtay xiligii uu guursaday Faananka .

Hayeeshee guurkiisaa ma uusan ahayn mid uu ku raagay waxana ay wada joogeen asiga iyo xaaskiisa muda sedax bilood ah laakiin waxa dad badan is waydiiyeen sababta ay ku kala tageen labadoodaa .

Asbuucaa gudahiisa ayaa sir ka soo fakatay Fanaanka lugu ogaaday waxyaabahii ay ku kala tageen waxana uu yiri Cidna ma oga waxaan u adeegsaday guurkayga ana uma sheegin laakiin xaaskayga ayaa habeen iga soo saartay anoo cabsan ayuu yiri .

Ma uusan faah faahin waxa ay ka soo sartay laakiin waxa uu sheegay in uu marka uu guursanayay u adeegsaday sir culus oo u suuragalisay in uu soo gacan galiso sida uu tilmaamay .


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada