11 Qodob Oo Keeneeysa Inaad Wali Single Tahay?

11 Qodob Oo Keeneeysa Inaad Wali Single Tahay?


Shabakada Arimaha Qooyska iyo Bulshadaiftineducation.com waxey ku soo koobtay sababta keeneysa qofka inow single noqdo ilaa 11 qodob hadaba Qodobadan Number Ke kaga jirtaa? 
Komentarka Hoose Noogu reeb Jawaabtaada waa muhiim. . .
  1. Qofkaad Rabtay Wali Maada Arag
  2. Waxaada Ka Baqeesa In Balanta Lagaaga Baxo O Qalbiga Ku Jabo
  3. Sidaada Rabtay Wali Maada Helin
  4. Shukaansigaaga Badan.
  5. Uma Muuqatid Ruux Xiriir Diyaar U Ah.
  6. Ruux Danbe Inaad   Aaminto Ma Rabtid coz Marar Badan Baad Qalbi Jabtay
  7. Waxaad Ku Dhereesa Sido Loo Helo Qof, balse Sida Lo Ceshto Ma Taqaanid
  8. Waad Iska Jeceshahay Guurka Balse Waxaad Ku Hesata Xoriyada Kalinimada Ey Leedahay
  9. Guurka Waad Ka Cabsataa
  10. Waxaad Raadines Qof Lacag Leh
  11. Adiga Ku Darso Sidaad Rabto :)


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada