Salman Khan & Ranbir Kapoor oo isku gacan qaaday

Salman Khan & Ranbir Kapoor oo isku gacan qaaday


Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Labada Actar ee Salman khan iyo Actarka kale Ranbir Kapoor isku dhaceen islamarkaana uu dhaxmaray dagaal gacan ka hadal sababay sida laga soo xigtay saxibtii hore ee Salamaan khan Katarina Kaif.
Labada Actar ayaa la xaqiijiyay in ay is gacan qaadeen xili ay ku sugnaayeen xarunta Filimaanta bolloywoodka waxana la sheegay sida Katarina xaqiijisay in gacan qaadka uu lahaa Salmaan khan.

Macada waxa uu salka dagaalkaa ku hayo hayeeshee waxaa loo badinayaa in uu ka dhshay arin maalmahaan ku noq noqnaysay Bolloywoodka oo ka dhalatay Khilaaf Salaman iyo Shahrukhaan u dhaxaya .

Actar oo aan xariirkooda markii hore wanaagsanayn ayaa waxaa la tilmaamay in dhoor jeer oo hore is qabteen waxana iminka dagaalkoodaa la sheegay in uu gaaray meel aad u adag asiga oo imaanaya xili khilaafka Slaman khan iyo Shaharukhan uu sii xoogaysanayo .
bo



_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada