Fanaanka Justin Bieber oo ex saxibtii hore Selena Gomez u sheegay in jacaylkii dhaxmaray Iska ilowdo

Fanaanka Justin Bieber oo ex saxibtii hore Selena Gomez u sheegay in jacaylkii dhaxmaray Iska ilowdo


Fanaanka Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Canada justin Bieber ayaa fariin qoraal waxa uu soo dhigay bogiisa towitterka saxibtii hore Selena Gomez waxana fariintiisa ku wajahnayd saxibtiisoo hore Salena .


Fanaankaa 19 jirka ayaa ku sheegay towitterka in Selena iska ilowdo wixii xariir ahaa ee labadooda muda afar sano ah u dhaxeeyay waxa uuna ku sheegay qoraalkiisaas in Selena Gomez ay iyadu masuul ka tahay in tilaabdaa uu qaado.


Xariirka Justin iyo Selena ayaa sii xumaanayay mudooyinkii u danbeeyay waxa uuna gaaray khilaafka u dhaxeeya halkii ugu sareeyay asaga oo iminkana gaaray in fariimo la isku waydaarsado twitterka kaa oo ay kala socdaan khilaafkooda halka uu marayo malaayiin dad ah oo tageera labada dhinac u ah .


Selena oo ah Actarad Filimaanta soo jisha ayaa iyadu dhawaan sheegtay in xariirkii justin kala dhaxeeyay uu bur buray waxa ayna intaa ku dartay in ay ku dadaali doonto in ay iska ilowdo wax kasta oo labadooda dhaxamary si ayasn mar danbe u xasuusan .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada