DAAWO MUUQAAL: Labo cunug oo 2 jir ah oo dood aad u qosol badan ay dhex martay

DAAWO MUUQAAL: Labo cunug oo 2 jir ah oo dood aad u qosol badan ay dhex martay


Dunida caruurnimo ayaa ah mid ay aad ugu badan yihiin qosolka, madadaalada, la yaabka, filan waaga, iyo sidoo kale wax yaabo ay adagtahay in la fahmaa fasirkoodu, kuwaasoo u baahan in loo helo qof falsafiiste ah oo turjumaad ka bixiya luuqadaha qarsoon ee caruurtu ku hadaaqaan marka ay hadal baradka yihiin.



Hadaba waxaan idiin soo bandhigeynaa muuqaal aad u qosol badan oo laga duubay laba cunug oo 2 jir ah, kuwaasoo si qosol badan ay u dhex martay dood adag, balse ay adag tahay in luuqadooda la fahmo, walow dad carab ay isku dayeen in turjumaad qoraal ah ka bixiyaan dooda adag ee dhex martay labadaan cunug ee hadal baradka ah.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada