Fariimaha Xanuunka Jaceylka

Fariimaha Xanuunka Jaceylka


Xasuusnow xiriirka lamaane marwaliba  kolka aad uga tagaysid wax yar waa iska caadi in aad aad ku burburiso xiriirka laakiin waxa ka xanuun iyo bogsoon la‘aasho badan ruuxa aad ugu tagtay.

Niyad jebi jaceylka qalbi aad igu abuurtay oob hadaba burburi nafsadayda iigana tag aniga oo ooyaya , wan kusii jeclaan doonaa , laakiin dib uma aqbali doono in aad I jaclaato .

Nafta waxaa haleeya ama waxa kaliya ee wasaqeeya waa is rumeynta la’aanta labada lamaane oo meesha kabaxda , hadii aad  qof jeceshahay uu dib kuu jeclaanin ; bal qiyaas in aad tahay xaraf E ee kalmada love  waa ay iska taagantahay kaliya oo ku dhawaaq malahan..

Ma aha kaliya goorta aan dib u eego dhamaan xasuustaada iyo waqtigii wanaagsanaa ee aanu wada laheen, waxa ay igu abuurtaa murugo adiga waxba kuuma aha xasuusahan laakiin aniga ayay ii tahay.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada