Fariimo Jaceyl Ah Gabaryahay U Hibeey Boqorkaaga

Fariimo Jaceyl Ah Gabaryahay U Hibeey Boqorkaaga


  • Jaceylkayga maaanta waa kan haweeneeyda kaliya ugu farxadda badan adduunka, wadnahaygana waa uu i kaa weydiiyaa ,maskaxdaydana adiga ayay kaa faalootaa , halbolayaashaydana caafimaad wacan ayay kaa qaataan oo ay kushaqeeyaan.

  • Dhar kastoo  qaali ah waa toshaa waana xirtaa balse waxaa dhacayso in aanan u baahan maalinta aan ku helo, mana ii jiri doonta in aan u baahdo xirishadiisa..
  • Waxaad tahay noloshayda sababtoo ah dhamaan dareemahayga adiga ayay kugu shaqeeyaan oo hadaadan jiri lahayn macaane howlgab ayaan ahaan lahaa oo indhahayga waa ay kugu doogsadaan waxa aad tahay ruux uu Eebahay ii abuuray ee ila wadaag nolosha dhabta ah..

  • Waxa aanan ka tagi karin mar waliba oo aan dhaqaaqayo, waa dharkayga marna iima soorta galeyso in aan ka tago laakiin adiga ayaa kaa sii jeclahay maxaa yeelay waxaad ii   noqotay qalbigayga oo waxa aan dareemaa  degaansho.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada