Haifa wehbe oo mar kale ku tamaysa in ay soo ceshato Ex saxibkeed axmed Abu Hashimia

Haifa wehbe oo mar kale ku tamaysa in ay soo ceshato Ex saxibkeed axmed Abu Hashimia

Fanaanada Caanka ah ee reer Lubnaan Haifa Weheb ayaa guluf xoogan ugu jirta si mar kale gacanteeda ugu soo celin lahayd ganacsadaha ka soo jeeda Dalka Masar ee ahaa saxibkeedii hore Axmed Abu Haashima



Xariir ka dhaxeeyay muda Afra sano ah ayaa bishii November ee sanadkii 2012 kala dhantaalmay kidib markii uu soo kala dhaxgalay Khilaaf sabab u noqday in ay kala haraan Labadaa Lamaane .


Ganacsadaha Reer Masar Axmed abuu Haashima ayaa ilaa iyo hada aan wax hadal ah ka dhihin dalabkaa la xariira in dib xariirkooda u soo celiyaan waxa ayna Fanaanada reer Lubnaan doonaysaa in aay soo afjarto xariir la,aanta muda lix bil ku dhow u dhaxeeya .


Axmed abu Haashima ayaa laga soo xigtay in uu leeyahay xariir kale kaa uu samaysatay markii ay kala hareen waxuuna sheegay goor sii horaysay in qorshaha ugu jirin in xarirka Fanaanada reer Lubnaan dib u soo celiyo lamana oga sida xaalka Haifa uu noqon karo hadii uu aqbalaadaa diido.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada