Actarada Caanka ah ee reer Hindiya Katrina Kaif ayaa ka tilmaamtay in aysan amin sanayn in tartan kula gali karaan Actara kale oo can ah barnaamij xayaysiis ahaa oo ay u soo Bandigtay Shirkad soo saarta Sharaabka oo ku taala Dalka Bakistaan taa oo heshiis lix bilood ah u soo Bandhigtay .
Waxa ay sheegtay in wax cabsi ah ka qabin Actara Caan ah uu ka mid yahay Actarka Shahrukhan oo Shirkado badan heshiisya Xayaysiisyaa kula jiraan in tartan ay kala kulmi karto waxayna si cad u sheegtay in ay naf ahanteeda ku kal soon tahay .
Cid kasta waxaa looga baahan yahay in uu leeyahay Kalsooni buuxda maahan in aad baqdin iyo wel wel muujisaa waa in aad noqotaa ruux adag oo aan baqdin ku taagnayn aniga marna ma aaminsani in aan tartan actaro kale kale aan kala kulmi karo ayay tiri Katrina .
Actaradaa ayaa Shirkadaa soo saarta Sharaabka waxay u soo Bandhigtay heshiis lix bilood ah waxana heshiiskaa la fiilayaa in uu si toos ah u bilowdo Bisha March ee soo socota inkastoo aan la xaqiijin Karin dhaqaalaha uu heshiiskaa ku kacayo ay shirkadaa la gashay Actarada .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:19 and have

