Joey Barton waxaan tageera u ahay Fanaanka Justin bieber

Joey Barton waxaan tageera u ahay Fanaanka Justin bieber


Xiddiga Xulka Qaranka Dalka Fance Joey Barton oo waraysi siinayay Wargayska The Sun ayaa sheegay in uu taageera u yahay Fanaanka Caanka ah ee Justin bieber .

Waxa uu sheegay joey Barton in Fanaanka uu yahay fanaan can ah oo ruux kasta yaqaano aadna asaga oo u da,a yar soo galay Fanka waxuuna ku tilmaamay nin geesi ah sida uu ka dhawaajiyay .


Xiddiga Xulka Farnce waxa uu intaa ku daray in Fanaanka justin uu xiiseeyo heesahiisa islamarkaana uu yahay nin uu aad u soo jiitay styalkiisa waxa uuna tilmaamay in uu inta badaan uga hanbalyayo Internetka asiga oo towitterka kala xariira.


Joey barton oo ahaa xiddigii hore ee Kooxda Newcastle iyo QPR ayaa ugu danbayntii sheegay in uu aad u jacayl yaahy in maalin ay fanaanka kulmi doonaan hayeeshee waxa uu ugu yeeray in uu sii dadaalo si u noqdo fanaanka caalamka taageerayaal badan ku leh.



_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada