Wisconsin: Soomaali ku Dhimatay Shil Baabuur

Wisconsin: Soomaali ku Dhimatay Shil Baabuur


Alle ha u naxariistee  labo nin oo Soomaali ah oo waday gaari xamuul ah ayaa dhintay ka dib markii uu gaarigii kula dhacay wabiga Red Cedar ee gobolka Wisonsin ee Maraykanka. 

Labada marxuum ayaa lagu kala magacaabaa Badru-diin Cali Siyaad iyo Maxamed Dhabarey.

Maxamed Dhabarey waxa la aasay Arbacadii shalay, halka Bardu-diinna maanta oo Khamiis ah la aasi doono.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada