Katrina Kaif Staylka Hrithik Roshan cid kastaa ka helaysa

Katrina Kaif Staylka Hrithik Roshan cid kastaa ka helaysa


Actarada Caanka ah ee Katrina Kaif ayaa waraysi ay bixisay ku sheegtay in Actarka caanka ah ee Hrithik Roshan uu yahay nin staylkiisa dad badan soo jiidasho leh islamarkaana aad u qurux badan .

Labada Actar oo soo wada jilay Filimaan jacayl ah ayaa waxaa ay Actaradaa oo ka soo muuqatay TV ka howlgala Magaalada New Dalhi ee xarunta Dalka hindiya waxa ay sheegtay in dabecadiisa ay aad uga hesho .

Labada actar ayaa lugu xantaa in uu ka dhaxeeyo xariir hoose oo aan la ogayan waxa uu salka ku hayo sida dad xog ogaal ah qeexeen waxana labadaa acatar si wada jir ah u soo saareen dhoor filim kuwaa oo dad badan ku xiran yihiin .

Actarka Caanka ah ee Hirthik waxa uu ka mid yahay actarada aadka loogu jacayl yahay waxa uun yahay actar leh Filimaan badan oo dad badan ku xiran yihiin kuwaa oo ah kuwa loogu iibsashada badan yahay.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada