Wiilka uu dhalay Actarka Will Smith oo xariir Cusub la bilaabay Fanaanada Kim Kardashian walaasheed ka yar

Wiilka uu dhalay Actarka Will Smith oo xariir Cusub la bilaabay Fanaanada Kim Kardashian walaasheed ka yar


Warar uu helay Wargayska The Sun ayaa lugu sheegay in xariir aan wali si wayn u baahin u bilowday wiilka uu dhalay Actarka Caanka ah ee Will Smith iyo Fanaanada caanka ah Kim Kardashian walaasheed ka yar Kylie Jener .

Xariirka cusb ayaa la sheegay in uu soo shaac baxay dhawaan waxana la sheegay in markii ugu horaysay lugu arkay iyaga oo meel dadka iskugu yimaada jooga muda afar sano laga joogo barashadooda markii ugu horaysay Subaxnimadii Arbacada ee asbuucaan .

Kylie Jener ayaa beenisay wararka sheegaya in uu xariir kala dhaxeeyo wiilka Actarka smith waxa ayna tilmaamtay in xariirka ka dhaxeeyo uu yahay mid saxaiib caadi ah laakiin jacayl uusan ka dhaxayn.

Dad badan ayaa aaminsan in labadaa Lamaane oo xariirkooda muda afar sano ah jiray balsa hada soo shaac baxay uu yahay mid suuragal ka dhigi kara in ay hadii ay sii xoojiyaan xariirkooda hormar samayn kara .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada