Actarada Soha Ali khan oo noqtay Actara aan tageera Badan ku lahayn Bolloywoodka

Actarada Soha Ali khan oo noqtay Actara aan tageera Badan ku lahayn Bolloywoodka


Actarada reer Hindiya Soha Ali khan ayaa noqotay Actarada aan taageera badan ku lahayn Bolloywoodka Dalka hindiya kidib daraasaad waqti badan qaatay oo la sameeyay .

Wargayas ka faalooda arimaha Bulshada oo ka soo baxa Dalka hindiya ayaa isbuucaan soo daabacday daraasaad lugu sameeyay actarada caanka ah ee Dalka hindiya kuwa ugu taageerada yar waxa ayna actaradaa gashay kuwa ugu tageerada yar Dalka hindiya .

Soha Ali khan oo ah Actarad Da,a yar ayaa soo saartay Filimaan badan oo dad badan ku xiran yihiin hayeeshee Filimaanteeda ayaan ahayn kuwa sidaa loo sii jeclaado waxa ayna noqtay mid aan ku badnayn shaashadaha Caalamka .

Actarada ayaa iminka waxa ay soo wadaa Filim jacayl ah waxaana Filimkeedaa soo saare ka ah Ajay Devgan oo la sheegay in uu Actarada ka caawiyay waxyaabo badan tan iyo markii ay ku soo biirtay Shirkada Filimaanta Dalka hindiya .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada