Kim Kardashian oo Gaarigeeda lugu qabtay Waxyaabaha Maanka Dooriya

Kim Kardashian oo Gaarigeeda lugu qabtay Waxyaabaha Maanka Dooriya

Fanaanada Caanka ah Kim Kardashian ayaa Booliiska Magaalada NY ku soo eedeeyeen dinbi la xariira in ay ka ganasanaysay wayaabaha Maanka dooriya ee muqaadaraadka sida Maanta TMZ ka soo xigtay Booliiska .
 
Arintaa eedaynta ah ayaa timid kidib markii Ciidamada booliiska Magaalada NY ay gaariga fanaanada ka heleen waxyaabo Muqaadaraad ah oo a la sheegay in hab qarsoodi ah la doonayay in loo soo gudbiyo .


Saragaal booliiska ka tirsan ayaa u sheegay TMZ in arinta ay ku ogaadeen kidib markii ay gaariga ku sameeyeen Baaritaano waxa uuna sheegay in markii ay waydiiyeen cida lehna ay iska fogaysay in aysan aqoon .

Kim ayaa iminka la sheegay in baaritaano kale ay ku socdaan hayeeshee waxaa iminka lugu soo eedeeyay in ay ku dhaqaaqday dinbi qaran waxana suuragal ah in ay mutaysato xarig sida laga soo xigtay dad arimahaa wax ka og .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada