Abhishek Bachchan iyo Aamir Khaan oo ka fikiraya in ay isla soo saaraan filim Action ah

Abhishek Bachchan iyo Aamir Khaan oo ka fikiraya in ay isla soo saaraan filim Action ah

Warar maanta uu soo daabacy Wargays asbuucala ah oo ka soo baxa Dalka hindiya ayaa sheegay in Labada Actar ee Abhishek Bachchan Aamir Khaan isku mari la,yihiin in ay isla soo jilaan Filim Action ah oo qorshaha uu yahay in lugu dhigo Dalka Maraykanka Bisha Agust ee soo socota .

Inkastoo sida wargaysku leeyahay aan wax go,aan ah laga gaarin hadana waxaa lugu soo waramayaa in labada dhinac ay arintaa kulan gooniya ka yeesheen sidii ay ka yeeli la haayeen maadama Aamir Kahan uu soo wado Filim cusub .

Abhishek Bachchan ayaa ka dalbaday Actarka Aamir khan in uu filimkaa la soo jilo kaa uu soo saara ka yahay isla Abhishek Bachchan waxana aamir khan la sheegay in uu ka cosaday in uu ka soo fikiro si uu go,aan arintaa uga qaato .
Ma cada in Aamir khan uu go,aankiisa ku adkaysan doono iyo in kale

hayeeshee actarkaa Abhishek Bachchan ayaa asagu hore u sheegay in uu actarada hindiya u jacayl yahay Actarkaa Aamir khan oo ah actar caan ka ah Dalkaa Hindiya .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada