Labo Soomaali oo Libya ku Dhintay

Labo Soomaali oo Libya ku Dhintay


Sababta dhabta ah ee ay u geeriyoodeen labo nin oo Soomaali ah oo ku geeriyooda magaalada Tripoli, Libya ayaan wali caddeyn, iyada oo waalidiinta raggaas dhintay ay ka shakisan yihiin inay u dhinteen jirdil loo geystay mar la-haystayaal ahaan loogu haystay dhulka baadiyaha ah.

Danjiraha Somalia ee dalka Libya Cabdiqani Maxamed Waceys ayaa warcad u sheegay in aanu wali hubin sababta dhimashada, oo uu ka warsugayo inta dhakhtarka baarista ku haya sababta ay u dhinteen uu warbixn kasoo saarayo.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada