Lady Gaga oo loo sameeyay Kursi dahab ka sameysan oo ay ku socoto.

Lady Gaga oo loo sameeyay Kursi dahab ka sameysan oo ay ku socoto.

Kadib markii qaliin looga sameeyay Layd Gaga anqowga lugta, ayaa waxaa la daawaday fanaanada oo ku fadhida kursi soconaya, kaas oo laga sameeyay Dahab.



Gaga ayaa kursigaan ka dalbatay inuu u sameeyo 'Ken Bunruchow' si ay ugu socoto inta ay ka awoodeyso iney lugeheeda ku istaagto, waxaana kurisgu ka sameysanyahay 24-kiilo oo dahab saafiya ah. 


Mr Ken Bunruchow ayaa yiri ma aaminsaneyn in Layd Gaga ila soo xiriireyso, waligeyna horay wax kursiya uguma sameyn balse waxaan u alifay kursi ku haboon Boqorad.


Kursigaan ayaa meesha salka la dhigaa waxa uu ka yahay Maqaar madow, waxaa kale uu leeyahay meel laga dheereeyo lugaha, sidoo kale waxaa kor uga rakiban  dalad yar oo Qoraxda laga harsan karo.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada