Mariah Carey iyo Jermaine Dupri oo wacdaro Tusay dadka reer Atlanta

Mariah Carey iyo Jermaine Dupri oo wacdaro Tusay dadka reer Atlanta


Fanaanada caanka ah ee Mariah Carey iyo Fanaanka kale ee aan ka yaraysan Jermaine Dupri ayaa wacadro tusay Bandhig ay ku qabteen Atlanta Dalka Maraykanka habeenkii xalay.

Bandhigaa oo ay soo xaadireen in ka badan 3000 kun oo ruux ayaa la tilmaamay in Boqolaal dad ah ay dhulka wada dhaceen kidib markii ay is buurteen Kumanaankii dadka ahaa ee Bandhigaa ka soo qayb galay .

Fanaanada Mariah ayaa ka tuntay Bandhigaa waxa ayna soo bandhigtay heeso cusub oo aan wali soo gaarin Studioyaasha Caalamka waxana hal mar is qabsaday sawaxanka goobta Bandhiga ka socday .

Jermaine Dupri oo ahaa Xiddigii 2006dii ku guulaystay abaal marintii lugu bixiyay Dalka Grammy ee ahayd Award winning chart-topper ayaa asna soo bandhigay heeso dadkii ka soo qaybagalay badankood la dhacayn oo madaxa u ruxeen .


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada