Nancy Ajram oo Qaahira gaartay si uga qaybgasho Barnaamij Fanaaniinta Carbta lugu tartasnsiinayo

Nancy Ajram oo Qaahira gaartay si uga qaybgasho Barnaamij Fanaaniinta Carbta lugu tartasnsiinayo


Fanaanada Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Lubnaan Nancy Ajaram ayaa maanta gaartay Magaalada Qaahira xarunta Dalka Masar halkaa uga qaybgali doonto Barnaamij lugu tartansiinayo Fanaaniinta Carbta .

Nancy oo caan ka ah Dalalka Carabta kuna guulaystay abaal marino kala duwan dhoor jeer ayaa iminka doonaysa mar kale in ay guul gaarto sida uu soo daabacay Wargaysyada Ka soo baxa Dalka Masar.

Fanaanada caanka ah ayaa mudooyinkii u danbeeyay ku sugneed Dalka Lubnaan waxana Nancy ka mid tahay Fanaaniinta aadka loogu jacayl yahay Dalalka Carabta .

Dalka Masar ayaa ka mid ah wadamada sida aadka ah looga qiimeeyo fanka caana ku ah Fanaka Carabta waxana Dalka Masar ka soo jeeda Fanaaniin caan ka ah Dalalka Carabta iyo Qaraada Africa.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada