Nicki Minaj : Bandhig ay qabatay sabab u noqday in tira dad ah Isbital la dhigo

Nicki Minaj : Bandhig ay qabatay sabab u noqday in tira dad ah Isbital la dhigo

Fanaanada Caanka ah Nicki Minaj oo maalmihii u danbeeyay ku sugneed gobalka Las Vagas ayaa ka yaabsatay dad ku sugnaa Hotel Las Vagas kidib markii ay habeenkii xalay ku qabatay Xaflad Bandhig ahayd oo Malaayiin dad ah ku sugnaayeen.

Fanaanada Caanka ah oo leh tageerayaal badan ayaa inta ay xafladeeda socotay waxaa laga qaaday Goobta Xaflada ka socotay dad badan oo naqaska ku dhegay kidib markii kumanaankii dadka ahaa is buurteen.

Nicki Minaj oo ah Fanaanad dad badan u yaqaanan Fanaanadii waalida ayaa dadkii show geeda ka soo qayb galay ku tilmaameen Bandhigii ugu fiicnaa ee ay fanaanada qabato waxana la tilmaamay inta uu socday Show in 12 ruux cisbitaal la dhigay kidib markii uu naqaska ku dhegay .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada