Fina Qooq Wajiga Ma Ku Leedahay Karootada Iyo Iyo Canbaha Ayaa U Fiican.

Fina Qooq Wajiga Ma Ku Leedahay Karootada Iyo Iyo Canbaha Ayaa U Fiican.

Daraasado la samaeeyay ayaa daboolka ka qaadaya in ay jiraan cunooyin kaa saacidaya in aad ka caafimaado Fino Qooqa ( Nabaraha Wajiga Ka Soo Baxa ) iyadoo qaadshada wax yaabaha mac maacanka qaab habeysan in ay xad u yeelaaan faafitaanka Fino Qooqa .
Karootada : waxaa ka buuxa maadada beta-carotene oo aad ugu fiiican caafimaadka wajiga .
Canbaha : waxaa ka buuxa beta-carotene iyo Flavonoid oo soo dadajiya kabsashada( ka soo caafimaadka) sdoo kale waxaa ku jira Vitamin C kaasi oo jirka ka saacida in uu lahaado ka hor tag wanaasgan .

Sidoo kale in cabitaan laga sameeyay karooto , xabad tufaax ah iyo xabad canbo oo aad qaadata hal todobaad si joogta ah waxa ay kaa caawinayaan in nabrahaas ka baa`baaan iyadoo ay si weyn u quudiyaan jirka oo ay siiyaan caafimaad iyo dhal dhalaal.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada