Priyanka Chopra: heesta Badmaash Babli waxaan u hadiyeeyay Amitabh Bachchan.

Priyanka Chopra: heesta Badmaash Babli waxaan u hadiyeeyay Amitabh Bachchan.

Xiddgta caanka ee Priyanka Chopra oo qaab qurux badan  oo u eg qaabkii Amitabh Bachach ee filimkii 'Yaaraana'  uga soo muuqatay heesta Badmaash Babli, ayaa  waxa ay sheegtay in heestaan ay hadiyad uga dhaigtay halyay Bachchan.

Heestaan ayaa waxa ay isku eg yihiin hees ku jirtay filimkii Amitabh ee 'Yaarana', waxaana Priyaka tiri waxaan la metelay Cali Dheere sedex filim, waxaana kamid ahay dadka aadka u taageera.

Atariishadaan ayaa dhawaan isku bedeshay heesaa, iyadoona ku jirta saaxada aflaamta, waana guul ay dheertahay xiddigaha saageeda ah oo aan iyadu heesi karin.

 
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada