Nancy Ajram oo sheegtay iney jeceshahay in caruur badan ay dhasho.

Nancy Ajram oo sheegtay iney jeceshahay in caruur badan ay dhasho.

Fanaanada caanka ah ee Nancy Ajram ayaa daaha ka qaaday iney qorshaha ugu jirto iney sii wado dhalmada oo aysan ku kaaftoomin labada gabdhood ee hada u jooga ee kala ah Mila iyo Ila .

Nancy ayaa tiri, waan iska warqabnaa aniga iyo duqeygu waana naga go'antahay inaanan labadaas ku ekaan, iyadoo sii raacisay aad ayaan u jecelahay caruurta badan. 


Fanaanada Nancy ayaa ah fanaanada koobaad ee xiligaan ugu sareysa xiddigaha carabta, waxayna hada kamaid tahay garsoorayaasha barnaamijka  Arab Idol.

__________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada