Qoyska Michael Jackson oo U Sheegay Dowlada Maraykanka in aysan ka harin kiiskii lugu dilay Wilkooda

Qoyska Michael Jackson oo U Sheegay Dowlada Maraykanka in aysan ka harin kiiskii lugu dilay Wilkooda

Xili Xukuumada Dalka Maraykanka ay dhawaan siisay Qoyska Fanaankii caanka ahaa Michael Jackson lacago u muuqday in ay ahaayeen lacg meg dhaw ah ayaa hooyada Fanaanka dhashay Katherine waxa ay ugu yeertay Xukuumada Maraykanka in aysan faraha ka laaban kiiska Fanaanka .

Fanaanka caanka ahaa Michael Jackson ayaa tan iyo markii la dilay waxaa socday Baaritaano ay wadeen Ciidamada dinbibaarista Dalka Maraykanka si ay u soo qabtaan cida dilkiisa ka danbaysay .
 
Booliiskaa kiiska gacanta ku hayay ayaa u soo qab qabtay dad badan oo la aaminsan yahay in ay ku lug leeyihiin kuwaa oo la sheegay in markii danbe la sii daayay kidib markii wax dinbi ah lugu waayay .


Qoyska Fanaanka ayaa u sheegay TMZ in aysan u baah nayn lacag lakiin u baahan yihiin in sharciga la horgeeyo cidii dilka wiilkooda ku lug lahayd oo ilaa iyo hataan aan la helin walow la aaminsan yahay in la sumeeyay Fanaanka .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada