Priyanka Chopra oo mashquulsan Barnaamij wacyigalin Ah

Priyanka Chopra oo mashquulsan Barnaamij wacyigalin Ah

Actarada Caanka ah Priyanka Chopra iyo Actarka kale ee aan ka yaraysan Ranpir Kapoor ayaa ku mashquulsan Barnaamij wacyigalin ah oo ay doonayaan in ay dadka ka wacyigaliyaan waxyeelada Cudurka Duumada oo fara kulul ku haya Dalka Hindiya .


Barnaamijkaa Wacyigalinta oo ah mid ay iska kashanayaan Uruur INGO oo ay maamusho Actarada Caanka ah Priyanka Chopra iyo Hay,adda Caafimaadka aduunka WHO ayaa lugu wada in dhawaan Filim looga hadlayo Cudurkaa ay soo saran Labadaa Actar .



Qorshahaa oo soo bilowday bilowgii sanadkaa cusub ayaa socon doona muda Lix bilood h waxana inta uu socda Actaradaa ay socdaalo kala duwan ku tagi doonaan Gobalada Dalkaa hindiya ka kooban yahay sida ay sheegtay Priyanka Chopra oo Star Tv u waramaysay .
Kumanaan dad ah oo cudurkaa sameeyay ayaa soo dhaweeyay qorshahaa cusub waxa ayna tilaabadaa ku tilmaameen mid muhiim ah oo aad loogu baahnaa sida ay sheegeen iyaga oo aaminsan in wax badan looga hortagi karo madam wacyigalinta waxyaaba badan.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada