Qoys 4Saacadood ku Taajiray ( DAAWO SAWIRO )

Qoys 4Saacadood ku Taajiray ( DAAWO SAWIRO )

Lara oo ahayd Haweeneey kasoo jeeda Qoys danyar ah ayaa Maalin qura u romoowday Rajadii ay dunida ka lahyd iyadoona waqtigan kamid noqotay Dadka dunida ugu Lacagta badan kuna kasbatay Saacado gudaheed.

Hadaba Lara iyo Seygeeda Roger oo mudo kuwada noolaa nolol iska caadi ah ayaa Asbuuc kahor waxa ay ka qeyb galeen Barnaamijkii cajiibka ahaa ee Lotto kaasoo ah tijaabi nasiibkaaga.

Kadib markii ay taabsatay Dhagaxii Guusha Lara waxa ay heshay Lacag dhan £1.8m taasoo maankeeda gali weysay rumeysan weysana in Nasiibkeedu ka dhigay Taajiriinta dunida.

Hadaba waxa ayba Asbuucii xigay heleen Qasri aad u weyn iyo Gawaari kala nuuc kuwaasoona soo bandhigay Damaashaadka farxadeed oo ay ka heleen Nasiibkooda kuna mahdiyey Allah.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada.






 

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada