Real Madrid Oo Markii Labaad Oo Isku Xigta Dubatay Kooxda Barcelona Markaana Ku Garaacday Bernabeu.

Real Madrid ayaa markii labaad oo isku xigta dubatay kooxda Barcelona oo markaan ay ku qaarjiyeen 2-1 ciyaar xiiso laheyd oo ka dhacday Bernabeu oo ka tirsaneyd horyaalka La Liga.
Real Madrid ayaa ciyaarta ku soo gashay iyadoo tababare Jose Mourinho uu 7 bedel ku sameeyay line-upkiisii uu kala hortagay Barcelona kulankii bartamihii isbuuca ee ay ku badiyeen Camp Nou, isagoo xiddigihiisa inta badan u dhigtay kulanka Manchester United ee Champions League.
Ronaldo, Ozil, Khedira, Arbeloa, Higuain ay kursiga keydka ku bilowday, halka Alonso uu ka maqnaa kooxda oo dhan, Di Maria isna uu ganaax kaga maqnaa kulankaan.
Barcelona ayaa iyadana afar bedel ku sameysay line-upkeeda bartimihii isbuuca, iyadoo Thiago, Villa, Mascherano iyo Valdez ay ku soo laabteen line-upka kooxda.
Lix daqiiqo markii ay ciyaarta socotayna, kooxda martida loo ahaa ee Real Madrid ayaa durabadiiba hogaanka u qabatay ciyaarta markii karoos fantastik ah uu dhanka bidix ka soo dhigay da’ yarka Álvaro Morata waxaana shabaqa ku taabtay Karim Benzema.
Waa goolkii afaraad ee Karim Benzema uu ka dhaliyo El Clasico, waa ciyaaryahanka reer France ee goolasha ugu badan ka dhaliyay kulankaan tan iyo xilli ciyaareedkii 98/99, Thierry Henry waxa uu dhaliyay seddex gool.
Barcelona ayaana ciyaarta ku soo laabatay daqiiqadii 18aad markii Dani Alves uu kubad u dhex bixiyay Lionel Messi kaasoo xerada goolka ka soo galay dhanka midig, islamarkaana kubada ka dhex bixiyay lugaha Ramos ka hor inta aysan shabaqa deris la noqonin.
Waa goolkii 18aad ee El Clasico uu ka dhaliyay xiddiga sannadka adduunka, isagoo barbareeyay rikoorka ciyaaryahanka goolasha ugu badan ka dhaliyay kulankaan oo uu hayay halyeeygii hore ee Real Madrid Alfredo Di Stefano.
Goolkaan ayaa sidoo kale ah goolkii 50aad ee xilli ciyaareedkan uu dhaliyo Messi tartamada oo dhan, waana kulankii 16aad ee isku xigta ee horyaalka La Liga ah oo uu shabaqa soo taabtay xiddiga reer Argentina, taasoo ah rikoor uu sii dheereysanayo.
Messi ayaana fursad kale oo qaali ah helay daqiiqadii 31aad markii baas ka yimid David Villa ay lugta la wada waayeen Modric iyo Varane waxaana xerada goolka hortiisa ku helay Messi, laakiin darbadiisa goolka waxaa isku duubay goolhaye Diego Lopez.
Da’ yarka Morata ayaa isna markii helay fursad qatar ah markii kubad fantastik ah uu dhanka midig uga soo qaaday Modric, Morata ayaana madaxa la helay, laakiin kubada waxa ay gees kaga dhacday shabaqa.

Waxaana qeybtii hore ee ciyaarta oo aheyd mid caajis u badneyd ayaa lagu kala nastay barbaro 1-1 ah.
Qeybtii labaad oo Real Madrid ay bedel ku keentay Ronaldo iyo Khedira ayaana ciyaarta ay noqotay mid ka xamaasadeysan sidii qeybtii hore ee ciyaarta.
Victor Valdes ayaana daqiiqadii 64aad laad xor ah oo halis ah oo uu soo tuuray Cristiano Ronaldo ka badbaadiyay, ciyaar qeybtii labaad noqotay mid jaalaha sida roobkii oo kale uu u da’ayo.
Daqiiqadii 75aad ayaa Pepe uu kubad u dhex bixiyay Alvaro Morata kaasoo kubada hal iyo hal ah ku helay Victor Valdes, laakiin goolhayaha qibrada leh ayaa ka badbaadiyay fursadaasoo aheyd mid gool loo fishay.
Daqiiqadii 82aad ayayna Real Madrid ku soo laabatay hogaanka markii kooner uu soo qaaday Luka Modric uu si habsami leh madaxa u la helay Sergio Ramos oo fursad aanan siinin goolhaye Victor Valdes.
Shan daqiiqo ka dib Madrid ayaa ku dhawaatay inay hesho goolka seddexaad markii laad xor ah oo uu tuuray ay birta ka beenisay Ronaldo, kubadii soo laabatay waxaa helay Pepe oo meel halis ah taagnaa laakiin banaanka ayuu marsiiyay.
Dhamaadkii ciyaarta ayaa Barcelona ay ku dooday rigoore markii Adriano uu ku dhex dhacay diilinta ganaaxa iyadoo uu taakal kala kulmay Ramos, laakiin garsooraha ayaa tilmaamay inaysan rigoore aheyn taasoo ka careysiiyay Barcelona.
Waxaana markii ay ciyaarta dhamaatay uu goolhaye Valdes uu muran xoogan la galay garsooraha taasoo keentay in casaan la siiyo. Waxaana ay ciyaarta ku dhamaatay 2-1 oo ay ku badisay kooxda Real Madrid oo muddo shan maalmood gudaheed markii labaad ka talaabsatay kooxda Barcelona.
Waxaana Real Madrid ay isku diyaarin doontaa haatan lugta labaad ee wareega 16ka ee Champions League oo ay la leeyihiin Man United.
- See more at: http://www.laacib.net/2013/03/02/real-madrid-oo-markii-labaad-oo-isku-xigta-dubatay-kooxda-barcelona-markaana-ku-garaacday-bernabeu/#sthash.Imxb6WRu.dpuf

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com

Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada