Salman Khan oo ay waqti badan ku qadatay in uu xafido Laba Heesood

Salman Khan oo ay waqti badan ku qadatay in uu xafido Laba Heesood

Actarka jilaaga ah ee Filimaantiisa dad badan ay ka daba dhaceen Salman khan ayaa la yaab ku noqotay in uu waqti badan galiyo xafidaada laba heesood oo u dhiibay heesaaga Caanka ah Ayushmann Khurrana


Salman khan oo ah nin aad loogu yaqaani jilida Filimaanta ayaa la sheegay in arintaa ay ku dhacday Xili uu ku sugnaa Magaalada Ankara ka hor inta aan laga qaban wadnaha oo iminka xaalad Caafimaad oo u joogo Dalka Maraykanka


Waxana heesaaha loo dhiibay qayb ka ahaayen Filim uu dhawaan lugu wado in uu soo saaro kaa oo qorshahiisa uu waday ka hor inta uusan xanuusan Actarkaa Caanka ka ah Dalka Hindiya.


Ayushmann Khurrana oo ah heesaa Caan ah ayaa Fanaanka Salaman khan la soo saaray dhoor filim waxaana ka mid ah Filimaanta lugu xasuusan karo Filimka Vicky Donor kaa oo ah filim dad badan soo jiitay .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada