5 Nin Oo Sadax Kamid Ah ay Kasoo Jeedaan Wadanka Pakistaan Oo si xun Lagu Dilay Degaanka Mitchells Plain

5 Nin Oo Sadax Kamid Ah ay Kasoo Jeedaan Wadanka Pakistaan Oo si xun Lagu Dilay Degaanka Mitchells Plain

Degaanka Mitchells Plain, Ee Magalada Cape Town xalay waxa ka dhacay fal fool xun kadib markii 5 nin oo Sadax kamid ah ay kasoo jeedaan dalka Pakistaan hal meel lagu dilay

sida ay shaaciyeen warbaahinta dalka Koonfur Afrika 5 qof ee la dilay ayaa loogu galay guri ay daganaayeen kadib hal meel oo qur ah ayaa lagu qaarijiyay waxana dilka uu ka dhacay degaanka Mitchells Plain,saqdii dhexe ee xalay ,

Meydadka Ragan oo ay rasaas ka muuqatay ayaa saakay laga helay guriga ay daganayeen iyado police-ka ay la waregeen maydadka loona qaday isbital ku yaala cape tow,

Kooxda Dilka geeystay ayaa ku hubeysan qoryo fud fud waxana marka ay dilka geysteen ay qaateen hanta talay guriga oo dhabarka danbe ku hayay guriga ay daganayeen.

Colonel Tembinkosi Kinana Oo Kamid Ah Saraakiisha Police-ka magalada cape town oo ka hadlay falkan foosha xun ayaa sheegay inay baarayaan kooxdaii ka danbeysay waxana uu sheegay in hal qof oo la tuhunsanyahay inu lug ku laha falkaasi ay hada hayaan balse ay barayaan ,

Falkan ayaa noqonaya kii ugu xuma ee sanadkan dhaca islamarkaane lagu bartimaameedsada dadka ajaanuibta ah ee ka shaqeysta dalkan waxana dilalka inta badan lo geysta soomaalida ganacsiyada ku leh koofur afrika,
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada