5 Walaalo ah oo oo ku heshiiyay hal xaas. Layaab + Daawo sawiro

5 Walaalo ah oo oo ku heshiiyay hal xaas. Layaab + Daawo sawiro



Rajo Verma oo ah 21 jir u dhalatay dalka Hindiya ayaa waxay xaas u noqotay shan wiil oo walaalo ah, arinkaan ayaa lama filaan ku noqotay adduunka oo aan caadi looga arki jirin laakiin caadiyan kaliya la arki jiray nin qabo shan naag.
 
Ma aqaan kee baa ah aabbaha wiilka yar ee dhalay ayay tiri Rajo oo dhashay wiil yar, Guddu oo ah ninkii ugu horeeyay ee guursada gabadhaan ayaa sheegay in uusan wax maseer ah dareemin uuna ku faraxsan yahay in xaaskiisa ay wadaagaan walaalahiis wuxuuna intaa raaciyay inay yihiin qoys balaaran oo wada faraxsan.

Rajo Verma oo iyadana ka hadashay ayaa sheegtay in hooyadeedba ay guursatay oo ay la nooleed seddex walaalo ah sidaa darteed waan filanayay arinkaan waan ku qasbanahay inaan aqbalo oo aan raaco wadadii ay hooyadeey martay.




_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada