Selena Gomez iyo Vanessa Hudgens oo La kala saaray

Selena Gomez iyo Vanessa Hudgens oo La kala saaray

Labada Actar ee caanka ka ah Bolloywoodka Filimaanta Maraykanka ayaa soo dhigay Boga Twitterka sawiro ay Labadaa Actar iska qaadeen xili dalxiis ay ku joogaan Dalka Australia .


Sawiradaa oo ahaa kuwa ay comment ka bixiyeen Malaayiin dad ah ayaa qiimayn waxaa lugu samaynayay cida xaga styalka ku haysata Labadaa Actar oo si wada jir u sawiran laakiin xaga xarkaadka ku kala fiicaan .


Qiimaynta la sameeyay ayaa waxaa ku gacan saraysay Actarada Selena waxana ay ku tilmaameen taageeraysaah Labadaa Actar Actarad an debyar shidayn oo staylkeeda uu soo jiidasho lee yahay .


Actarada kale Vanessa Hudgens ayaa iyana waxa ay noqotay mid aan ka yaraysan walow xaga codka ay heshay uu ka hooseeyay kan ay salena heshay waxayna heshay cod aan ku filayn walow kaalinta labaad soo gashay Actaradaa caanka ah .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada