Shahrukh Khan oo amaan kula dul dhacay Amitabh Bachchan

Shahrukh Khan oo amaan kula dul dhacay Amitabh Bachchan


Actarka Caanka ah Shahrukhan ayaa amaan kala dul dhacay Actarka kale ee wayan Amitabh Bachchan kaa oo ku tilmaamay in uu yahay Actar u qalma in lugu amaano Wax qabadkiisa sida Shahrukhan TV Star u sheegay .


Sharukhan ayaa ku amaany Amitabh Bachchan sida oo ugu shaqeeyo hormarinta Dhaqanka Dalka hindiya iyo sida ay sheekooyinkiisa ugu salaysan yihiin waxyaabha Dhabta ka turjuma .


Labada Actar ayaa isla soo saray sanadii 2008 dii Filim lugu magacaabo Bhootnath, waxana tan iyo wixii xiligaa ka danbeeyay xariirkooda ahaa mid sii xoogaysanaya iyaga oo furay xarun Caruurta yar lugu xanaaneeyo oo ku taala Magaalada Mumbia ee Dalka Hindiya .


Amitabh Bachchan ayaa si wayn looga jacayl yahay Dalka hindiya waxa uuna jira 71 sano hayeeshee wali waxa uu maanka ku hayaa in uu soo saaro Filimaan cusub oo dhawaan la filayo in Bolloywoodka soo saran.



_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada