6-Qodob Oo Ragga Ku Qasabta In Ay Haweenka Khiyaanaan (Akhrso warbixin muhiim ah)‏

6-Qodob Oo Ragga Ku Qasabta In Ay Haweenka Khiyaanaan (Akhrso warbixin muhiim ah)‏


Inkastoo khiyaanada aysan wanaagsaneyn hadana waxaa jira dhowr qodob oo ninka ragga ku qasbeysa in uu sameeyo , waxa ayna taasi ka dhalineysaa dhibaatooyin ka yimid dhanka haweeneyda waxa ayna taasi keeneysa in ninka uu ku dhaco khiyaano qoyseed(Naag Kale Xirto Qarsoodi).


1-In Haweeneyda U Aabo Yeelin Ninka: sababta ugu horeysa ee ninku ku mar-marsiyoodo ayaa ah in haweeneyda uusan ka helin u aabo yeelid oo maxaa yeelay caruurta iyo guriga ay siisaa ihtimaam ka weyn kan ninka ay siiso , waxa ayna taasi khiyaano qoysdeed.

2-Xanaaqaada Joogtada Ah: sababaha kale ee ninka ku qasbeysa khiyaanada ayaa ah xanaaqaada joogtada ah , hadii hal arin yar isku maan dhaaftaan waxaad bilabeysa qaylo adiga oo codka kor u qaadaya , mana siineysid fursad uu ku hadlo oo uu qiil kuugu sameeyo waxa ku qasbay in in uu qaladkaas kaa galo . ogaaw ragaa wa neceb yihiin haweeneyda codka dheer xiliga is faham la`aanto dhacdao.

3-In Aad Isaga Dhibsato: waxaa laga yaabaa in aad tahay mid ka mid ah haweenka sida weyn nadaafada iyo hagaagsanaanta u jecel oo aad neceb tahay alaabta iyo dharka meelaha daadsan , halka ninkaadana uusan awoodin in marka u dharkiisa iska badalayo si wacan u hagaajiyo oo laga yaabo in meel uu isaga tuuro markas ayaadna adna bilaabeysa qilaaf iyo canaan ogaaw waa uu ku dhibsanayaa.



Lasoco Qeybta Labaad. 

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada