Fanaanka Puff Daddy oo gurigiisa Kooxa tuugo ah Jabsadeen

Fanaanka Puff Daddy oo gurigiisa Kooxa tuugo ah Jabsadeen


Kooxa tuuga ah ayaa lugu soo waramayaa in habeenkii xalay dhac u gaysteen guri Fanaanka wayn ee Diddy kuwaa oo la sheegay in ay ka qaateen alaab qaali ahaa oo fanaanka guriga u yiilay .


Booliis ayaa yimid wax yar kidib markii lugu wargaliyay in Kooxa tuug ah ay guriga jabsadeen, laakiin waxa ay ku guuldaraysteen in ay qabtaan sida uu sheegay maanta Fanaanka diddy oo shir Saxafaada u qabtay .


Kooxaha ayaa la sheegay in xili ay guriga dhaca u gaysanayeen uusan guriga ku sugnayn Fanaanka waxana la tilmaamay in asaga iyo xaaskiisa ay Magaalada ku maqnaayeen oo ay alaabo ka doonteen Magaalada kuwa oo iyagana u soo daba maray .


Macada in kooxaha ay dhacoodaa uu ahaa mid qorshaysan oo ku soo adiyeen marka uu giriga Fnaanka ka baxay oo wax yar kidib dhacaa loo gaystay iyo in kale hayeeshee waxaa socda baaritaano Booliiska wadaan sida wararka sheegayaan .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada