Shil gaari kii Ugu Yaabka badnaa oo ka Dhacday Dalka Ingriiska (Daawo Sawirada Shilka Gaariga adaa yaabayee)

Shil gaari kii Ugu Yaabka badnaa oo ka Dhacday Dalka Ingriiska (Daawo Sawirada Shilka Gaariga adaa yaabayee)

Abaarihii 1:45 Daqiiqo ee Habeenimadii Axada ayaa Waxaa Shil Gaari Aan Nuuciisa Horay loo arag ka Dhacay Magaalada Lowestoft, Suffolk ee Dalka Ingriiska.
Shilkaas ayaa Ahaa Shil aad iyo Aad loola yaabay kadib markii Baabuur Nuuca raaxada ah oo Si Cajiib ah Wada Ugu Baxay oo Guri Daaqadiisa Meel Sare ka Fuulay Waxaana Warraku Shegayaan in guriga Xiligaas laga Hurdayay.

Dhanka kale Ruuxi Waday garaigaas Duulay ayaa waxaa la geyay isbitaalka Waxaana la sheegay in Dhaawaciisu yahya Mid Daran kadib markii baabuurkii uu Saarnaa Bur Bur Xooga ku yimid.

Ugu Danbayntii Shilka Nuucaan ah ayaa Noqonaya Shilalka Ugu yaabka badan ee ka Dhaca Dunida Waxaana Shilkaan Shalay Dhacay aad u hadal Hayay Tv yada Dalka ingriiska oo aad iyo aad ula yabaay kadib Markii baabuurka u galay Daaqadda Guri meel Gees ah wada ugu Dhisnaa.





_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada