Kareena Kapoor oo soo xiri doonta bandhiga Lakme Fashion week 2013.

Kareena Kapoor oo soo xiri doonta bandhiga Lakme Fashion week 2013.

Atariishada laga daba dhacay ee Bollywoodka Kareena Kapoor ayaa noqo dooonta qofka ugu dambeeya ee ku socota gogosha ama sajaayada bandhiga 'Lakme Fashion Week 2013', ee xiligaan ka socda magaalada Cape Ton ee cariga South Africa.
Xiddigaha kala qeyb gelaya bandhigaan Kareena waxaa kamida Arjun Kapoor iyo gacaliyeedi hore Shahid Kapoor, waxaana bandhigu bilowday 22-ki bishaan Marso, iyadoo lagu wado inuu soo xirmo 26-ka isla bishaan.

Kareena Kapoor oo ka mida jilayaasha xiligaan hogaanka u haya shirkadda Bollywoodka ayaa la filayaa iney wac daro ka dhigto bandhigaan. 
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada